su'aalo iyo jawaabo diini ah


1:Nebi kasta miyaa Rasuul ahaa mise Rasuulkasta ayaa nibi 1ahaa?
J:waa:Rasuulkata waa nebi laakiin nebi kasta Rasuul ma ahan.
2:sheeg nebigii ugu danbeeyey reer banuu israa’iil?
J:waa; nebi ciise.
3:sheeg tirada kutubada samaawiga ah?
J:waa: 5kutub
4:sheeg magac boqorkii kusoo duulay kacbada ?
J;waa; abraha
5:imisa bilood ayey kadanbeysay faadumo nebiga(s.c.w)?
J;waa;6bilood
6:qof sooman ayaa wax cunay waxna cabay soonkiisana majabi sababta sheeg?
J;waa;sabatu wuu iloowsanaa
7:sheeg bishii ayfurteen muslimiinta maka?
J;waa;bisha ramadaan
8:sheeg inta billo ay muslimiitu utukanaayeen qiblada beytul maqdis?
J;waa:18ama 17bilood
9:sheeg adeegihii kacbada furaheed heynjiray?
J:waa: cismaan binu dhalxa
10:sheeg ama keen tusaale labo saxaabi muhaajiriin iyo ansar oo la walaaleeyey?
J;waa:tusaale waxaa nooga filan walaaleyntii cabdiraxmaan binu coof oo muhaajirahaa iyo sacad binu rabiica oo ansaar ahaa
11sheeg inta sano ay dhisaneyd boqortooyadii nebi suleymaan?
J;waa;40_sano
12:sheeg nin tukanaayo ayaa leefay ey dabadiisa hadaba ninkaasa salaadiisa majabtay?
J;waa;maya sababtoo ah eyga waxaa uu leefay dabadiisa ma usan leefin qofka tukanaayey dabadiisa
13:sheeg waxaa lagu yirahdo af-soomaali saliga salaada lagu tukado ee laga sameeyo maqaarka?
J;waa:Masali.
14:sheeg qofka markuu dhinto seddaxda waxyaabood ee raaca?
J:waxaa raaco waaxay kalayihiin :-
a)maalkiisa
b)ehelkiisa
d)camalkiisa, ehelkiisa iyo maalkiisa way kasoo laabtaan waxaa kuharo camalkiisa
14:sheeg eygii galay janada?
J;waa:eygii asxaabul kahfi
15:sheeg umada aan aabe mooyee aan awoowe aan lahayn?
J:waa: ilmo aadam
16:sheeg nebigii laqay xuudka?
J:waa:nebi yunis
17:sheeg qof aan aabe iyo hooyo toona lahayn ?
J:waa:nebi Aadam
18:sheeg nebigii loogu soodijiyey towered?
J:waa;nebi muuse
19:sheeg nebigii loogu magacdaray hooyadiisa?
J:waa:nebi ciise
20:sheeg dadkii loodiray nebi saalax?
J:waa:reer thamuud.